Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Abuukar Baalle oo markale si adag uga horyimi xadgudubka Israa’iil ee Soomaaliya

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
2 months ago
in Wararka
0
Danjire Abuukar Baalle oo markale si adag uga horyimi xadgudubka Israa’iil ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Safiirka joogtada ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay mudane Danjire Abuukar Daahir Cismaan(Abuukar Baalle),ayaa sheegay in fikradda ah in la aqoonsado qayb ka mid ah Soomaaliya ay tahay qorshe, si xeel dheer loo dejiyay oo ay wadaan ciidammada gumeysiga Israa’iil, si indhaha caalamka looga weeciyo arrinta Falastiin.

Hadalkan ayaa uu ka sheegay safiirku, mar uu hadal kooban ka jeedinayay munasaabadda qabashada guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Related posts

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026

Sidoo kale Danjire Abuukar Baalle ahaa carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay si adag uga soo horjeeddo, tallaabo kasta oo halis gelinaysa midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed ee dalka.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo booqasho dhiirrigelin ah ku tagay fariisimaha hore ee gobolka Hiiraan

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka kuxigeenka Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka kuxigeenka Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka kuxigeenka Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In