Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjirihii Jabuuti ee Soomaaliya oo la sagootiyay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Danjirihii Jabuuti ee Soomaaliya oo la sagootiyay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu sagootinyay danirihii dowladda Jabuuti u fadhiyay Soomaaliya oo uu ka qeyb galay Rai’salwasaaraha Soomaaliya inta badan golaha wasiirada xukuumada Soomaaliy, xeer ilaayiha guud qaranka, xildhibaano,taliyayaal ciidan iyo safiiro ka socday caalamka iyo marti sharaf kale ayaa kagu qabtay Muqdisho.

Munaasabada ayaa lagu bogaadiyay waxqabdkii safiir Dayid Dubbad Rooble mudadii todobada sana aheed oo uu soo shaqeeyay.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Hobalada qaranka ee Waabari ayaa ku soo bandhigay goobta suugaan ka tarjumaysay ahmiyada is garab taaga walaalaha Jabuuti iyo wax qabadka safiir Dayib Dubbad

Abuukaate Caydiid C/laahi (Ilko-xanaf) ayaa sheegay in  waqti  adag uu safiirka ka shaqeeyay Soomaaliya.

Mas’uuliyiin isugu jirta wasiiro iyo xildhibaano oo xafladda ka hadlay ayaa si weyn u bogaadiyay wax qabadka danjire Dayid Dubadda Rooble mudada Soomaaliya ka howlgalayay.

Safiirkii hore ee Jabuuti u fadhiyay Soomaaliya Mudane Dayib Dubbad Rooble oo ka mahad celiyay sagootinta loo sameeyay,waxaana tilmaamay in waxwalba oo uu qabtay uu saba u ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyada aanu walaaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil  Cumar Geelle.

Ra’isulwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in munaasabadan uu muujinayso sida dadka Soomaaliyeed iyo dowladooduba uu ugu weyn yahay safiir Dayib Dubbad Rooble.

IMG_0003 IMG_0012 IMG_0014 IMG_0016 IMG_0017 IMG_0021 IMG_0022 IMG_0027 IMG_0038 IMG_0042 IMG_0045 IMG_0047 IMG_0048 IMG_0050 IMG_0051 IMG_0052 IMG_0055 IMG_0056 IMG_0060 IMG_0074 IMG_0078 IMG_0080 IMG_0081 IMG_0085 IMG_0087 IMG_0089 IMG_0091 IMG_0092 IMG_0094 IMG_0095 IMG_0104 IMG_0105 IMG_0108 IMG_0109 IMG_0119 IMG_0120 IMG_0122 IMG_0127 IMG_0130 IMG_0133 IMG_0135 IMG_0137 IMG_0143 IMG_0158 IMG_0162

C/shakuur Cali Axmed

Previous Post

W/Cadaalada oo furtay kulan lagu ansaxinayo Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafka SAWIRO

Next Post

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shir muhiim ah "SAWIRRO"

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In