Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dawlada Kenya oo sheegtay in ay Diyaarada ah dagaalka Maraykanka ay dilen Labo ka tirsan Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dawlada Kenya oo sheegtay in ay Diyaarada ah dagaalka Maraykanka ay dilen Labo ka tirsan Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in duqaymaha xagga Cirka ah ee ay Diyaaradaha Maraykanku ka geystaan gudaha Soomaaliya ku dhaawacmeen Labo Muwadin oo Kenyaan ah kana tirsanaa Al-Shabaab.

Mohamed Ahmed Farah iyo Abdullahi Wilif ayaa markii hore ka tagey ismaamulka Wajeer ee waqooyi bari Kenya, kuwaasoo haatan lagu dabiibayo degaanka Caws qurun oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

Laba xubnoon oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa sidoo kale lagu dilay, Afar kalena waa lagu dhaawacay duqayn ay Diyaaradaha Dagaalka Kenya la beegsaday Saldhigyo ay argagixsadu ku leeyihiin Soomaaliya.

Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka iyo kuwa Kenya ayaa in dhowaalaba duqeymo xagga Cirka la beegsanayay Saldhigyada qarsoodiga ah ee ay Al-shabaab ku leeyihiin degaannada yar ee ay ka joogaan gudaha Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso; Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Amniga Maamulka K/galbeed oo sheegay  in Al-Shabaab laga saari doono  Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelada Hoose

Next Post
Wasaaradda Amniga Maamulka K/galbeed oo sheegay  in Al-Shabaab laga saari doono  Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelada Hoose

Wasaaradda Amniga Maamulka K/galbeed oo sheegay  in Al-Shabaab laga saari doono  Gobolada Baay,Bakool iyo Shabeelada Hoose

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In