Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DEG DEG: Qarax lala eegtay maqaayad ku taalla Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababbay ayaa ka dhacay Hotelka Central ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ay dad badani ku jireen oo ku taalla ka soo horjeedka Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho.

Maqaayaddan oo Banooda lagu magacaabo ayaa la ag dhigay gaari walxaha qarxa ay ku jireen xilliga qadada, dad badan ayaa waxyeello ka soo gaartay sida ay sheegayaan dad goob joogeyaal ah.

Related posts

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026

Bishii February  20-keedii ayaa qarax ismiidaamin ah lala eegtay Hotel Central oo ka soo horjeeda maqaayaddan oo ku taalla degmada Boondheere, waxaa halkaas ku dhintay dad ka badan 30 qof oo ay ku jiraan masuuliyiin dowladda ka tirsan.

Shalay ayay kooxda Al-Shabaab magaalada Garowe ku qarxiyeen qaari ay la socdeen shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay, waxaa halkaasi ku dhintay sideed qof.

Wixii warar ah ee ku soo kordha waan idinla soo socodsiin doonnaa.

Previous Post

Madaxweynihii hore ee Masar oo lagu xukumay 20 sano oo xabsi ah

Next Post

C/kariim Xuseen Guuleed oo musharaxnimadiisa maanta ku dhawaaqay “SAWIRRO”

Next Post
C/kariim Xuseen Guuleed oo musharaxnimadiisa maanta ku dhawaaqay “SAWIRRO”

C/kariim Xuseen Guuleed oo musharaxnimadiisa maanta ku dhawaaqay "SAWIRRO"

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In