Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Doolow oo uu ka socdo shir dib u heshiisiineed

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Degmada Doolow oo uu ka socdo shir dib u heshiisiineed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

 Shirkani dib u heshiisiinta ah oo loo qabtay bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa maalintii labaad ka soconaya degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Waxaa shirkaasi ka qeybgalaya wakiilo ka kala socoday degmooyinka Gobolka gedo,kuwaasi isdhaafsanaya argti ku aadan sidii loo xoojin lahaa dib u heshiisiinta iyo is dhexgalka baulshada,taasi o horseedeysa in la dhiso Golaha Deegaanka.

Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa hormud ka ah habsmai u socodka shirkani ka socoda  Degmada Dolow,iyadoo ujeedka ugu weyn uu yahay Xalinta Qilaafadka,nabadgalyada iyo
dib uheshisiinta Dadka Wada dega Gobalka Gedo,wuxuuna socodoona muddo ku siman 5 maalmood.

Shirkan dib u heshiisiinta ayaa qeyb ka ah dadaalo Wasaaradda arrimaha Gudaha Federalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso sidii loo dhisi lahaa Golayaashi deegaanka ee Gobolada Dalka.

Cabdi Faarax Siciid(Juxa) Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Soomaaliya oo dhawaan safar ku tagay degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in uu socdo qorshe guud oo ku aadan dhismaha dowladaha Hoose,isagoo tusaale u soo qaatay in degmooyinka qaar ee Koonfur Galbeed laga dhisay Golayaasha Deegaanka,taasi oo horseedeysa in shacabku ay helan fursado.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Mas’uuliyiin Soomaali ay kujirto oo loo dhaariyay xililkii loogu doortay Minnesota

Next Post
Mas’uuliyiin Soomaali ay kujirto oo loo dhaariyay xililkii loogu doortay Minnesota

Mas’uuliyiin Soomaali ay kujirto oo loo dhaariyay xililkii loogu doortay Minnesota

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In