Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Waajid oo la gaarsiiyay Agab Isugu jira Waxbarasho iyo Caafimaad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Degmada Waajid oo la gaarsiiyay Agab Isugu jira Waxbarasho iyo Caafimaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhallinyaro ka soo jeeda Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo ka wakiil ah Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ‘’Jaamac’’ oo ay sidoo kale wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda Albeyrak ayaa deeq isugu jirta agab Caafimaad iyo Waxbarasho gaaarsiiyay Degmada Waajid, waxaana garoonka diyaaradaha ee Waajid kusoo dhoweeyay maamulka degmada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada.

Ugu horey Cali Aadan Cabdiraxmaan oo ah guddoomiyaha Waxbarashada ee Degmada Waajid iyo Maxamed Xasan Macalin oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Degmada ayaa Wasiirka Cadaaladda iyo dhallinyarada ka soo jeeda Waajid iyo Shirkadda Albeyrak uga mahad celiyay deeqdan.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Cali Muuse Cali oo ah wakiilka Shirkadda Albeyrak oo dib u dhis ku sameysay iskuulka Degmada Waajid ayaa sheegay in howshu ay tahay bilow, isla markaana ay jiraan mashaariic kale oo horumarineed oo ay degmada ka fulin doonaan.

Maxamuud Isaaq Macalin oo ka mid ah dhallinyaradda ka soo jeeda Degmada Waajid, isla markaana ka mid ah dadka hormuudka u ahaa in deeqdan halkaasi la gaarsiiyo ayaa sheegay in ka dhallinyaro ahaan ay diyaar u yihiin in horumarka degmada ay ka qeyb qaataan.

Guddoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf ayaa sheegay in deeqdan isugu jira agabka caafimaad iyo Waxbarashada ay wax ka badan ka tari doonto baahiyo badan ee degmada ka jirta

Previous Post

Dhul giriir sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dalka Turkiga

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In