Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dekadaha Muqdisho Iyo Berbera Oo Loo Aqoonsaday Kuwa Ugu Waxqabadka Wanaagsan Bariga Afrika

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
1 year ago
in Wararka
0
Dekadaha Muqdisho Iyo Berbera Oo Loo Aqoonsaday Kuwa Ugu Waxqabadka Wanaagsan Bariga Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:- Dekadaha Muqdisho iyo Berbera ayaa waxa loo aqoonsaday inay yihiin, kuwa ugu waxqabadka wanaagsan guud ahaan Bariga Afrika, ee sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2024, kadib halbeeg warbixineed si wadajir ah u soo saareen,Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Xog-uruurinta Suuqa Caalamiga ah.

Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa arrintaasi ku bogaadisay, warsaxaafadeed ay soo saartay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

”Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS waxay ku faraxsantahay inay ku dhawaaqdo in dekadaha Muqdisho iyo Berbera loo aqoonsaday dekedaha ugu waxqabadka wanaagsanaa Bariga Afrika sannadkii 2024, sida lagu sheegay warbixinta halbeegga CPPI (Container Port Performance Index) taas oo ay si wadajir ah usoo saareen Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Xog-uruurinta Suuqa Caalamiga ah.” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka.

Qaybta Hoose Ka Aqriso Warsaxaafadeedka Oo Dhammeystiran.

Previous Post

Madaxweynaha JFS Oo Qayb Galay Kulan Casho Sharaf Uu Ku Martigeliyay Dhiggiisa Mareykanka

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS Oo La Kulmay Wasiir Ku-Xigeenka Maaliyadda Dalka Sacuudiga

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS Oo La Kulmay Wasiir Ku-Xigeenka Maaliyadda Dalka Sacuudiga

Wasiirka Maaliyadda XFS Oo La Kulmay Wasiir Ku-Xigeenka Maaliyadda Dalka Sacuudiga

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In