Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Denjire Micheal Keating oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Finland

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Denjire Micheal Keating oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Finland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Arimaha Soomaaliya Denjire Micheal Keating oo howlo maalmahan u joogay gudiga wadankaan finland ayaa waxa uu kulan la qaatay qaar kamid ah jaaliyada Soomaalida ee degan Finland.

Kulankaan waxaa kasoo qeyb galay aqoonyahano Soomaaliyeed waxaana halkaas ay warbixin ku saabsan Dhinacyada Arrimaha  Amniga, Siyaasadda, Xaaladaha Bani’aadanimo iyo Dhaqaalaha ee Xilligaan ka jira Soomaaliya, ka dhageysteen wakiilka guud ee qaramada midoobay arimaha soomaaliya mr keating.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed Ee Somalilito Carshe Said oo kamid ahaa masuuliyiinta halkaasi goobjooga ka ahaa ayaa waxaan wax ka weydiiyay Kulanka  wakiilka qaramada midoobay arimaha Somalia Keating uu la yeeshay qaar kamid ah dadka Soomaalida ee degan Finland maadaama ay kulankaas ayaga soo qaban qaabiyeen.

Sidoo kale Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Arimaha Soomaaliya Denjire Micheal Keating oo ka faaloonaya xaalada dalka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in dowladaan cusub ee dhawaan la doortay ay ku talaabsatay  hormaro badan oo dhinacyo badan taabanayo isla markaana ay la dagaalameyaan amnni darada iyo musuqmaasuqa.

Inta uu kulanka Socday wxaa halkaasi suaalo lagu weydiiyay wakiilka qaramada midoobay ee arimaha soomaaliya waxa uuna inta badan jawaab celintiisu  ay ahaayd in Dadka Soomaalida ay noqdaan dad iyaga wadankooda dhista iskana dhaafa danaha qabiilka iyo qabyaalada.

 

Previous Post

Sawiro+ 40 shaqaalo oo ka socday Wasaaraddaha Dowladda oo tababar loogu soo xiray Nairobi

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In