Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DFS Oo Taageertay Shacabka Reer Awdal Ee Garab Istaagay Midnimada Soomaaliya

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
3 months ago
in Wararka
0
DFS Oo Taageertay Shacabka Reer Awdal Ee Garab Istaagay Midnimada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si buuxda u garab taagan tahay dadka reer Awdal ee ka soo horjeeda gooni-u-goosadka.

Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay in qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya aan marnaba laga tanaasuli doonin, isla markaana dowladda ay leedahay qorshe cad oo sharci, siyaasadeed iyo diblomaasiyadeed oo lagu ilaalinayo midnimada dalka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Wasiir Fiqi ayaa xusay in mowqifka dadka reer Awdal uu muujinayo wacyi qaran iyo ku dhegganaansho midnimada Soomaaliya, isagoo ballanqaaday in dowladda federaalku ay qaadi doonto tallaabooyin ku habboon si loo xaqiijiyo nabad, wadajir iyo ilaalinta dastuurka dalka.

Wasiirka ayaa ugu dambeyn waxa uu cambaareeyay culimada Soomaaliyeed ee loo xiray magaalada Hargaysa, kadib markii ay ka xaqii caddeeyeen,isagoo arrintaasina ku tilmaamay inay tahay mid sharci darro ah.

Previous Post

Mudanayaasha Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Daawada

Next Post

Wasaaradda Gaashaandigga XFS Oo War Kasoo Saartay Hawlgalladii Ugu Dambeeyay Ee Dalka Ka Dhacay

Next Post
Wasaaradda Gaashaandigga XFS Oo War Kasoo Saartay Hawlgalladii Ugu Dambeeyay Ee Dalka Ka Dhacay

Wasaaradda Gaashaandigga XFS Oo War Kasoo Saartay Hawlgalladii Ugu Dambeeyay Ee Dalka Ka Dhacay

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In