Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan
Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...













