Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo ka dhan ah Maleeshiyada Al shabaab ka sameeyay Gobolka Gedo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo ka dhan ah Maleeshiyada Al shabaab ka sameeyay Gobolka Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ururka 49 guutada 10 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Faarax Maxamed Turbac Taliyaha Ururka 49 guutada 10 ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed howlgaladaan ka dhanka ah Al shabaab ay ka sameeyeen deegaano hoos yimaada Degmooyinka  Baardheere ,Buurdhuubo iyo  deegaano kale oo Gobolka Gedo ka mid ah.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliya ayaa Deegaano dhac koonfurta iyo Bartamaha Dalka waxaay ka wadaan howlgalo maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al shabaab kaasoo looga saarayo Deegaanada looga tuhmaayo in ay ku dhuubaalaysanayaan maleeshiyadu.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Taliye Turbac:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/Talururka-49Guutada-10Farax-maxed-Turbac.mp3

Previous Post

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada hoose

Next Post

Doorashooyinka Baarlamanka Jabuuti oo Maanta Furmaya

Next Post
Doorashooyinka Baarlamanka Jabuuti oo Maanta Furmaya

Doorashooyinka Baarlamanka Jabuuti oo Maanta Furmaya

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In