Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab oo ka dhacay Galgala

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab oo ka dhacay Galgala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaal sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed una dhaxeeyay ciidamada dowladgoboleedka Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Galgala ee gobolka Bari.

Dagaalka ayaa billowday kaddib markii maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Puntland ku lahaayeen deegaanka Af urur ee buuraleyda Galgala.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, waxaase la rumeysanyahay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac soo gaaray labada dhinac.

Ciidamo gurmad ah oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa dowladgoboleedka Puntland u dirtay halkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/06/warka-dagaalka-puntland-vs-al-shabaab-galgala.mp3
Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xabsi laga dhisayo Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Gaadiid Xamuul ah oo ku xayirnaa Quracjoome ayaa maanta gaaray degmada Xudur+Dhageyso

Next Post
Gaadiid Xamuul ah oo ku xayirnaa Quracjoome ayaa  maanta gaaray degmada Xudur+Dhageyso

Gaadiid Xamuul ah oo ku xayirnaa Quracjoome ayaa maanta gaaray degmada Xudur+Dhageyso

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In