Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: dhagar qabe ka tirsan Al shabaab oo ku dhintay qarax uu ku aasayay Baladweyn

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: dhagar qabe ka tirsan Al shabaab oo ku dhintay qarax uu ku aasayay Baladweyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka k aimaanaya Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa kusoo waramaaya in xalay dhagar qabe ka tirsanaa Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab uu ku dhintay qarax uu ku aasayay afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha Magaaldaasi.

Ibraahim Maxamed Geedi Wariyaha warbaahinta Qaranka kaga warama Gobolka Hiiraan ayaa saaka kusoo warmaaya in Qaraxaani uu ka dhacay meel u dhaw garoonka Magaalada uuna ku dhintay ruuxii aasayay oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al shabaab.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab ayaa ku howlan dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed hasa-yeeshee kuma guulayntaan oo waxaa ka hortaga Ciidamada Amaanka Soomaaliya inta badana iyagaa ku dhibaatooba Maleeshiyaadku.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wariye Geedi:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/Geedi.mp3
Previous Post

Deg Deg Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October

Next Post

Dhageyso: XFS oo faah faahin ka bixisay qorshayaasha horyaala 2018-2019

Next Post
Dhageyso: XFS  oo faah faahin ka bixisay qorshayaasha horyaala 2018-2019

Dhageyso: XFS oo faah faahin ka bixisay qorshayaasha horyaala 2018-2019

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In