Mudanayaasha aqalka sare ee dalka ayaa maanta yeelanay kulan ay ugaa hadalay arimo ay kamid yihiin amaanka guud ee dalka iyo sido kale heshiiska Hay’adda DP World ee Dekadda Barbara oo ay shalay go,aan kasoo sareen golaha shacaabka soomaaliya.
xogahaya guud ee golaha qalka sare soomaaliya Cali Maxamed Jamaac ayaa warbaahinta qaranka uu sheegay in maanta kulankasii ay yeelanyaan golahu ay ugaa hadalaya afar qoodob oo ay kamid yihiin xalaadda amaan ee dalka iyo hishiisayaadda Hay’adda DP World iyo qodoobo kale oo horyaalah golaha aqalka sare kuwaasi o u bahaan sida u sheegay in ay dood ka yeeshan Mudaanayaasha aqalka sare ee dalka .
Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in sharci daro uu yahay heshiiska hay’adda DP World ee Dekadda magaalada Barbara.
Halkaan ka dhageyso codka xogahayah guud ee aqalka sare.