Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Go’aankii ay maanta Golaha Wasiirrada ka soo saareen Arinta C/kariin Qalbi Dhagax.
Dadka la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan Go’aanka ay gaartay Xukuumadda Soomaaliya, iyagoo sidoo kale sheegay in ku ammaanayaan go’aankaasi.