Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo isu soo taagay doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Alberta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo isu soo taagay doorashada Golaha Deegaanka Gobolka Alberta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaali ku nool dalka Canada ayaa isu diyaarinaya inay ka qeyb galaan doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolka Alberta, si ay qeyb uga noqdaan

Doorashada deegaanka ee Gobolka Alberta oo ah gobolka Labaad ee ay deganyihiin Soomaalida, waxaana sanadkan ku tartamaya saddex dhallinyaro Soomaali ah oo isu soo taagay saddex xil oo kala duwan oo qeyb ka ah golaha deegaanka.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026

Xukun Gaas Haaruun oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed u tartamaya xilka maamulka magaalada Fort McMurray ee dhanka Waqooyi ka xigta magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ayaa sheegay in uu

“Canadian ka cusub waxaa heysata baahi fara badan oo dhanka shaqada, adeegyada bulshada iyo dhinacyada guryaha ayaa heysata, taasi ayaa keentay inaan matalo bulshadaasi, waxaana tani igu dhalatay muddo aan ka shaqeynayay xafiiska Qaxooti kolkaasi oo aan ogaaday baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan inti aan iska casilin ka hor, marka hadda waxaan qabaa in arrimahaasi wax laga qaban karo, waana sababta keentay inaan isu soo taago xilkan” ayuu yiri Xukun.

“Sababta aan isu soo sharxay waxa ay tahay inaan wax u qabto dhallinta halkan wax ku baratay, maadaama aan halkan ku noolahay muddo 14 cisho ah” ayuu hadalkiisa ku daray Xukun.

Marka laga soo tego qeybta maamulka sidoo kale waxaa lagu tartamayaa dhanka maamulka Waxbarashada ee deegaanka gaar ahaan magaalooyinka Brooks iyo Edmonton ee isla Gobolka Alberta, waxaana xilkaasi isu soo taagay Axmed Cali (Axmed Mubaarak) oo ah suugaanyahan, waxaana uu intaa ku daray in haddii uu ku guuleysto uu waxbadan u qaban doono bulshada deegaanka.

“Meeshan aan u tartamaya haddii ay yimadaan,waxaan hubaa inaan ku guuleysan karo, markasta codeynta waxaa jirta dad siyaasiyiin ah oo bulshada ku adeeganaya, laakiin waxaan hubaa inaan ku guuleysan karo xilka aan isu soo taagay” ayuu yiri Axmed.

Doorashada Golaha Deegaanka ayaa ka bilaabaneysa guud ahaan magaalooyinka Gobolka Alberta maalinta Isniinta.

Previous Post

Golaha Shacabka oo maanta yeelanyo kulan ay kaga hadlayaan heshiiska is dhaafsiga Maxaabiista Soomaaliya iyo Hindiya.

Next Post

Diblomaasiyiin Soomaaliyeed oo tababbar loogu soo gabo gabeeyay Dalka Qatar “SAWIRRO”

Next Post
Diblomaasiyiin Soomaaliyeed oo tababbar loogu soo gabo gabeeyay Dalka Qatar “SAWIRRO”

Diblomaasiyiin Soomaaliyeed oo tababbar loogu soo gabo gabeeyay Dalka Qatar "SAWIRRO"

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In