Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhibane xaaladiisa caafimaad dalka wax looga qaban waayay oo codsaday in la caawiyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dhibane xaaladiisa caafimaad dalka wax looga qaban waayay oo codsaday in la caawiyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhibane Saciid Jeylani Isaaq waa muwaadin Soomaaliyeed ooย  ku xanuunsanayay muddo sagaal bilood ah duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo qaba xanuun kaga yimid rasaas kaga dhacday laf dhabarta dambe, waana bareelis oo aan laheyn waxย ย ย  dhaq dhaqaaq ah da’diisu wiilkan waa labaatan iyo todobo sano jir,ย  wuxuuna ka soo jeedaaย  qoys sabool ah.

Saciid Jeylani Isaaq waxa uu hadda ku xanuunsanaya deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho, waana ruux sariir fuul ah oo aan wax dhaq dhaqaaq ah laheyn, kaasi oo sida ay sheegeen eheladiisa dalka gudahiisa aan waxba looga qaban karin xaaladiisa caafimaad.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Jamiilo Shariif Cabdiqaadir oo ah Hooyada dhashay wiilkan ayaa ka codsatay dowladda Soomaaliya iyo bulshada Soomaaliyeed in ay ka caawiyaan sidii ay ugu heli lahaayeen wiilkan adeeg caafimaad oo dibadda ah, maadaama dalka gudahiisa waxba looga qaban karin sida ay sheeegeen qaar ka mid ah dhaqaatiirta, iyagana aysan awoodin in ay u qaadaan wiilkooda caafimaad dibadda ah

“Waxaan ka codsaneynaa dhamaan Umadda Soomaaliyeed in ay naga caawiyaan sidii wiilkan aan ugu heli laheyn adeeg caafimaad oo dibadda ah, runtii waxaan nahay qoys sabool ah ee xaaladeena ilaah unbaa loo sheegaa, marka qof kasta oo nacaawin karo waxaanย  ka codsanayaa in uu na caawiyo” ayay tiri Hooyo Jamiilo

Saciid Jeylani Isaaq ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed iyo ganacsatada Soomaaliyeed in ay ka caawiyaan sidii uu u heli lahaaย  adeeg caafimaad oo dibadda ah

“Waxaan ugu dambeyntii ka codsanayaa Ummadda Soomaaliyeed in ay arrinteyda wax igaga caawiyaan sidii aan u heli lahaa caafimaad dibaddaย  ah”. ayuu yiri

Previous Post

Cabinet endorses director of Somaliaโ€™s Communications Authority

Next Post

Sarkaal kasoo goostay Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Baardheere “SAWIRRO”

Next Post
Sarkaal kasoo goostay Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Baardheere “SAWIRRO”

Sarkaal kasoo goostay Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Baardheere "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In