Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha Maamulka Deegaanka Ceeldibir oo lagu guuleeysatay ‘Sawiro’

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhismaha Maamulka Deegaanka Ceeldibir oo lagu guuleeysatay ‘Sawiro’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug ee Dowladda Goboleedka Gal mudug ayaa qayb galay dhismaha maamulka Deegaanka Ceel dibir ee bariga gobalka mudug. Dhismaha maamulka deegaanka ayaa qeyb ka ah qorshaha dar dar galinta dhismaha maamulada gobalada iyo dagmooyinka Galmudug

Gudoomiyaha Deegaanka Ceeldibir Cabdi Raxmaan Sheikh Xasan oo ka hadalay munaasabad lagu qabtay deegaanka ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay ujeedka munaasabada, isaga oo sheegay in ay ahayd aayo ka talinta dadka deegaanka iyo in ay helaan maamul ka shaqeeya hormarinta deegaanka.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Munaasabada ayaa waxaa intaasi kadib waxaa ka hadlayay xubnihii matalayay qeybihii kala duwanaa ee bulshada deegaanka ceeldibir kuwaasi oo sheegay in mar kale ay codkooda siiyeen maamulkii waqtigiisu dhamaaday oo ay isla garteen dhamaantood in uu sii hogaamiyo maadaama wax badan ay ka qabteen dhibaatooyin dhanka adeega bulshadaa ee ka jiray deegaankaasi iyada oo guud ahaan ay si gacan taag ah ugu codeeyeen in ay raali ku yihiin maamulkoodii hore.

Ugu danbeeyna gudoomie ku xigeenka Arimaha Maamulka iyo Maaliyadda gobalka mudug Axmed Maxamed Shire (Qoodaar) ayaa soo xiray asagoona sheegay in ay soo dhaweeynayaan go`aanka bulshada reer ceeldibir ayna la shaqeeyn doonaan maamulka ay soo doorteen

Bulshada ku nool dagmada  ceeldibir ee bariga  gobalka mudug ayaa noqanaya shacabkii ugu horeeyay eek u nool deegaanada gobalka mudug oo isku raacay dhamaantood in mar kale ay doortaan maamulkii usoo shaqeeynayay labadii sano ee u danbeeysay kadib markii ay xuseen ineey ku qanacsan yihiin waxqabadkii maaamulkoodii hore oo ay tilmaameen in uu wax weyn ka qabatay dhibaatooyin farabadan oo la xariira dhanka adeegyada bulshada ee ka jiray deegaankaasi iyo deegaanada hoostaga.

vlcsnap-2016-08-05-14h01m21s201 vlcsnap-2016-08-05-14h00m46s115 vlcsnap-2016-08-05-14h00m20s142 vlcsnap-2016-08-05-14h00m02s213 vlcsnap-2016-08-05-13h59m43s33 vlcsnap-2016-08-05-13h59m17s13 vlcsnap-2016-08-05-13h59m03s120 vlcsnap-2016-08-05-14h03m24s193 vlcsnap-2016-08-05-14h03m37s58 vlcsnap-2016-08-05-14h02m08s197

W/D=Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Diblomaasiyiinta Ka Howl Gala Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Tababar Loo Furay. SAWIRO

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa shirka IGAD uga qeyb-galay “SAWIRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa shirka IGAD uga qeyb-galay “SAWIRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa shirka IGAD uga qeyb-galay "SAWIRO"

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In