Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibad bax looga soo horjeedo dhibaatadii shalay oo Gaarisa lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dibad bax looga soo horjeedo dhibaatadii shalay oo Gaarisa lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Gaarisa ayaa maanta dibad bax ay ugu soo horjeedaan dhibaatadii shalay ka dhacday Jaamacadda Gaarisa ka dhigay wadooyinka magaalada Gaarisa.

Dibad baxa Gaarisa lagu qabtay maanta ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Waxbarashada dalka Kenya,Xildhibaanka laga soo doorta gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya isla markaana ah hogaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale, gudoomiyaha Countiga Gaarisa Nadiif Jaamac iyo inta badan mas’uuliyiinta laga soo doorta guud ahaan gobolka Waqooyi Beri.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Mas’uuliyiinta dalka Kenya oo boqolaal kamid ah dadka reer Gaarisa kula hadlayay garoonka kubadda cagta ayaa sheegay in la adkeyn doono amniga magaalada Gaarisa isla markaana dowladda Kenya ay xoojin saari doonto arintaasi.

Dhinaca kale 500 oo kamid ah ardayda Jaamacadda Gaarisa oo ka bad baaday weerarkii shalay ayaa maanta loo kala qaaday deegaanadii ay ka soo jeedeen iyadoo Jaamacadda Gaarisa la xiray

Previous Post

Shirkii Guddoonka Baarlamaanka Iyo Hay’adaha Deeq Bixiyeyaasha uga socday Kampala oo soo gebageboobay “SAWIRRO”

Next Post

Booliska Dalka Kenya oo Shaaciyay Sawirada 9-Qof oo Argagixiso ah

Next Post
Booliska Dalka Kenya oo Shaaciyay Sawirada 9-Qof oo Argagixiso ah

Booliska Dalka Kenya oo Shaaciyay Sawirada 9-Qof oo Argagixiso ah

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In