Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad ay la socdeen ku dhawaad 30 Ruux oo lagu waayay gudaha Ruushka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Diyaarad ay la socdeen ku dhawaad 30 Ruux oo lagu waayay gudaha Ruushka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaarad Ruush laga leeyahay oo ay la socdeen 29 qof ayaa lagu waayay Jasiiradda Kamchatka ee bariga fog ee Ruushka, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee TASS oo soo xiganeysa maamulka Jasiiradda Kamchatka.

Wakaaladda TASS oo soo xiganaysa ilo wareedyo ayaa sheegtay in diyaaradda ay lumisay xiriirkii ay la laheed  Xarunta hagidda hawada taas oo keentay in gabi ahaanba la waayo Diyaaradda.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Waxaa heegan la galiyay Kooxda samata bixinta ee hoos taga Hey’adda Xaaladaha Deg-dega ah ee Ruushka, sidoo kale dhakhaatiirta caafimaadka ayaa isku diyaarinaya gurmad loo sameeyo dadkan Rakaabka ah ee  la’yahay.

Wali  faafaahin lagama bixin halka ay Diyaaradda ka soo duushay, goobta ay ku wajahneed iyo waxa ay ka yihiin dadka saran Diyaaradda, balse waxaa la ogaaday in la waayay xilli ay dul mareysay Jasiiradda Kamchatka ee bariga Ruushka.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno ay argagaxisada kaga sugnayeen Gobolka Mudug

Next Post

Masar iyo Suudaan oo si wada jira ah u diiday in Itoobiya ay bilowdo buuxinta labaad ee Biyo xireenka Wabiga Nile

Next Post
Masar iyo Suudaan oo si wada jira ah u diiday in Itoobiya ay bilowdo buuxinta labaad ee Biyo xireenka Wabiga Nile

Masar iyo Suudaan oo si wada jira ah u diiday in Itoobiya ay bilowdo buuxinta labaad ee Biyo xireenka Wabiga Nile

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In