Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada Kursi ka bannaan Golaha Shacabka oo maanta ka dhacaysa Kismaayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Doorashada Kursi ka bannaan Golaha Shacabka oo maanta ka dhacaysa Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda Doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka soconaysa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, kursigaasi oo ahaa kii uu ka geeriyooday allaha unaxriistee Marxuum Ex Wasiir Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji.

Waxaa ku sugan magaalada Kismaayo guddiga doorashooyinka Qaranka, iyadoo ay  diyaarsanyihiin ergooyinkii dooranayay xildhibaankii buuxin lahaa kursigaasi oo ka bannaan Golaha Shacabka, sida uu ku soo waramayo wariyeheenna Aadan Maxamed Salaad.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Xubnaha ku tartamaya kursigaasi ayaa wararku ay sheegayaan in uu ka mid yahay wiil la dhashey marxuum Cabaas C/llahi Sheekh Siraaji, kaasi oo lagu magacaabo Maxamuud C/llaahi Sheekh Siraaji.

Waxaa ay noqonaysaa doorashadan uu qabanayo gudiga doorashooyinka Qaran tii labaad muddo todobaadyo gudohooda, iyadoo dhawaan magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ay ka dhacday doorashada kursigii ka banaanaa Golaha Shacabka ee deegaan doorashadiisu ay ahayd Hirshabeele, kaasi oo uu ku guuleystay Nuur Iidow Beyle.

Previous Post

Ciidamada X.D.S oo howlgal ka dhan ah Shabaab ka wada G/Sh/Hoose

Next Post

Maxamuud C/llaahi Siraaji oo ku guuleystay doorashada kursi kamid ah kuraasta ka bannanaan Golaha Shacabka

Next Post
Maxamuud C/llaahi Siraaji oo ku guuleystay doorashada kursi kamid ah kuraasta ka bannanaan Golaha Shacabka

Maxamuud C/llaahi Siraaji oo ku guuleystay doorashada kursi kamid ah kuraasta ka bannanaan Golaha Shacabka

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In