Monday, July 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada lix ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo ka dhacday Beledweyne

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga hirgelinta doorashada Somaliland oo shaaciyay guddiga xulista ergada Doorashada 3-kursi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada Kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si dardar ah uga socota guud ahaan dalka, iyadoo maanta magaalada Baladweyne oo ah deegaanka labaad Hirshabeelle lagu doortay lix xubnood.

Kuraasta kala ah:

Related posts

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

July 6, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

July 6, 2026

HOP#008

HOP#015

HOP#074

HOP#086

HOP#109

HOP#274.

Ayaa maanta lagu doortay Beledweyne, waxaana lagu wadaa in maalmaha soo socda ay magaaladaas ka dhacdo doorashada kuraasta kale ee deegaan doorashadoodu tahay Beledweyne.

25 kursi ayaa loo asteeyey in doorashadooda lagu qabto magaalada Beledweyne oo noqotay deegaan doorashada dowlad goboleedkii labaad oo doorashada xildhibaanada golaha shacabka ay ka bilaabatay, lix xubnood ayaa haatan la doortay waxaana dhiman 19 kale.

Previous Post

Wasiirrada A/Dibedda Iran iyo Jarmalka oo ka wada-hadlay heshiiska Nuclear-ka

Next Post

Hanti-dhowraha Qaranka oo dacwad ka gudbiyey xubnihii saxiixay heshiiskii Shidaalka

Next Post
Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Oo Ka Qeyb Galay Shirka Caalamiga Ee Hay’adaha Hantidhawrka

Hanti-dhowraha Qaranka oo dacwad ka gudbiyey xubnihii saxiixay heshiiskii Shidaalka

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

Madaxweynaha JFS oo tagay caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee KGS

July 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Baydhabo oo shir guddoomiyay kulan lagu xoojinayo amniga KGS 

July 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta...

Shirweynaha Hal-abuurayaasha Dijitaalka ah (SOCCDEC) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Shirweynaha Hal-abuurayaasha Dijitaalka ah (SOCCDEC) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

July 6, 2026
0

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta hal-abuurka, kobcinta dhaqaalaha dijitaalka ah, iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa fursado cusub...

Hoggaamiyaha KGS oo Baydhabo ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Hoggaamiyaha KGS oo Baydhabo ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

July 6, 2026
0

Hoggaamiyaha KGS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr. Shaati-Gaduud ee magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wafdi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In