Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Dowladaha in lala dagaalo, Diintu maxay ka qabtaa? DHAGAYSO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka
0
Dowladaha in lala dagaalo, Diintu maxay ka qabtaa?  DHAGAYSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shareecada Islaamku waa diin ku dhisan nidaam iyo kala dambeyn, waxayna diiddan tahay fowdada.

Dalal badan oo ka mid ah dunida muslimka, waxaa ka jira kooxu hubeysan oo dadaall ugu jira in ay dowladaha dhisan ridaan, iyagoo ku doodaya in ay diinta hareer mareen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kooxahan oo ku howl galaya hal ku dhigyo diineed, ayaa geysta gefef waaweyn oo diintu reebtay, iyagoo si aan kala sooc lahayn u dila dadka rayidka ah, ciidammada iyo dadka dowladda u shaqeeya.

Mid ka mid ah caqabadaha dib u dhigay dalalka muslimka, waa dagaallada ay kula jiraan kooxo magac diineed ku howl galaya, oo doonaya in ay ridaan dowladaha dhisan.

Haddaba shareecada Islaamku maxay ka qabtaa in dagaal lala galo dowladaha iyo madaxda muslimka ah? Waa mowduuca toddobaadkan uu ku saabsan yahay barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Cabdullaahi Axmed Garruun.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/11/TUBTA-TOOSAN-09.11.2015.mp3
Previous Post

DAAWO SAWIRADA:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Oo kulan la yeeshay dhigiisa Dalka Suudaan

Next Post

Hooyo dhashay saddex mataanno ah oo codsatay in gurmad loo fidiyo “Dhageyso

Next Post
Hooyo dhashay saddex mataanno ah oo codsatay in gurmad loo fidiyo “Dhageyso

Hooyo dhashay saddex mataanno ah oo codsatay in gurmad loo fidiyo “Dhageyso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In