Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Federaalka Oo Laga Codsaday Inay Gurmad Caafimaad Gaarsiiso Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Federaalka Oo Laga Codsaday Inay Gurmad Caafimaad Gaarsiiso Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafmaadka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo waxgaradka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Wasaaradaha kala ah Caafmaadka iyo Gargaarka ee Xukuumadda Soomaaliya ka codsaday in gaar gaar caafmaad iyo mid cuno ay gaarsiiyaan dadka ku barakacay fatahaadihii ka dhashay Wabiga Shabeelle

Nabadoon Jiis Colow Beerey oo ka mid ah odayashaa dhaqanka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad beni’aadanimo ay heysato dadkii ay beerahooda iyo deegaanlooda ay wax yeeleeyeen fatahaadda wabiga Shabeelle sidaas darteedna Dowladda Soomaaliya iyo hey’adaha kale ee Hirshabeelle ee bixiya kaalmooyinka ay ka codsanayaan inay u gurmadaan dadka fataahadaha ay wax yeeleeyeen.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Wasiir ku-xigenka Wasaaradda Caafmaadka Hirshabeelle Ismaaciil Cabdiqaasim ayaa sheegay in xaaladda Caafmaad daro ee ka jirto Gobalka Shabeelaha Dhexe ay ka mid tahay Malaariyada, Tiifowga iyo Shuban biyoodka loona baanhanyahay in Hirshabeelle laga caawiyo garabsiinta dadka uu soo ritay xanuunada.

Maamulka Hirsbabeelle ayaa wada qorshe lagu sama tabixinayo dadka uu soo ritay xanuunada kala duwan.

Previous Post

Kulan Mahadcelin Ah Oo La Xiriirta Mideynta Jaamacadda Ummadda iyo Maakhir Oo Lagu Qabtay Badhan “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheybaaro Cusub Ka Hirgelisay Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheybaaro Cusub Ka Hirgelisay Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheybaaro Cusub Ka Hirgelisay Maamulada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland “SAWIRRO”

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In