Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo sheegtay in dadka Soomaaliyeed oo ku nool Yeman dib loogu soo celin doono dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka e xukuumadda Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso in dadka Soomaaliyeed oo ku nool wadanka Yeman dib dalka loogu soo celiyo maadaama dalkaasi ay dagaalo cusub ka bilowdeen si loo bedbaadiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ku sugan.

Wasiir Odowaa ayaa intaas ku daray in kulankii xubnaha golaha Wasiirada oo shalay magaalada Muqdisho ku qabsoomay ay kaga wadahadleen qaabka dadkaasi loo soo daadgureyn karo, isagoo tilmaamay in Qunsulka Soomaaliya u jooga dalka Yeman oo hadda jooga magaalada Muqdisho.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

“Waxaa dadka Soomaaliyeed oo ku nool dalka Yeman u sheegaynaa in ay la xiriiraan Qunsuliyaddeena Yeman si loogu fududeeyo in ay dalkooda dib loogu soo celiyo dalkooda hooyo” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha gudaha.

C/raxmaan Maxamed Xuseen Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Soomaaliya ayaa tilmaamay in dowladu ay ka fikireyso sidii dadkaasi looga soo saari lahaa dalka Yeman, waxaa uu sidoo kale sheegay in dadka Soomaaliyeed oo Qaxootiga ku ah dalka Yeman lagu qiyaaso Nus Milyan oo dad ah kuwaas oo qaarkood ay halkaasi ku noolaayeen in ka badan 20 sano.

Previous Post

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Guoomiyaha gobolka Mudugoo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha wadada Wadaagsin

Next Post
Guoomiyaha gobolka Mudugoo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha wadada Wadaagsin

Guoomiyaha gobolka Mudugoo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha wadada Wadaagsin

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In