Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Ruushka oo go’aansatay in ay dib u furato safaaradeedii Libya

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Ruushka oo go’aansatay in ay dib u furato safaaradeedii Libya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay baahisay wakaaladda wararka Ruushka , ee Interfax wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay dowladda in ay dib u fureyso safaaradeedii Tripoli, maadama ay si kumeel ah ugu tillaay dalka Tunisia.

Ruushka ayaa diblomaasiyiintiisa ka daad gureeyay dalka Libya, bishii October sannadkii 2013-kii, xilligaas ooo koox hubeysan ay weerartay.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Lavrov, ayaa la kulmay hoggaamiyaha mucaaradka Khalifa Xaftar oo hadda go’aansaday inuu la heshiiyo dowladda caalamku aqoonsan yahay.

Libya ayaa tan iyo sannadkii 2011-kii waxa ka socday qalalaase, xilligaas oo meesha laga saaray hoggaamiyihii la dilay Mucamar Al-Qadaafi.

Dhinaca kale, wasiirka gaashandhigga dalka Ruushka  Hulusi Akar iyo sarakiil sare sare ayaa booqday dalka Libya, iyagoo la kulmay madaxda dalka Libya.

Previous Post

Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo baaq kasoo saartay dib u furista duullimaadyada Soomaaliya

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markale Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda dib dalka ugu soo celiyo “SAWIRRO”

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markale Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda dib dalka ugu soo celiyo “SAWIRRO”

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markale Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda dib dalka ugu soo celiyo “SAWIRRO”

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In