Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in berri ay Ramadaan tahay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in berri ay Ramadaan tahay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaradda Diinta iyo owqaafta ayaa caawa shaacisay in berri ay tahay Ramadaan, kaddib markii bisha laga arkay degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Wasiir-ku xigeenka wasaaradda Macallin Cali Aadan Cadoow ayaa Radio Muqdisho ka sheegay in maalinta berri ah ay Ramadaan tahay, isagoo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeey bilashada bishan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Ilaa shan qof oo ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa arkay bisha sida ay sheegeen masuuliyiinta wasaaradda iyo hay’adda culimada Soomaaliyeed.

Culimo ka tirsan hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo agaasimeyaasha wasaaradda qaarkood ayaa ka qeyb galay barnaamij toos ah oo ka baxay Radio Muqdisho, kaas oo looga hadlayay bilashada bisha Ramadan iyo sida ay dadka Soomaaliyeed iyo muslimiintu ay tahay inay uga faa’iidaystaan fursadda ku jirta bishan oo ay cibaadeystaan.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Sheekh Cali Sheekh Maxamuud “Sheekh Cali Dheere”, Sheekh Cabdullaahi Axmed Garuun, SHeekh Cabdulqaadir Soomoow, Sheekh Yuusuf Cali Ceynte iyo Sheekh Maxamed Kheyroow Aadan ayaa ka qeyb galay barnaamijkaan, ayagoo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Soomaan bisha isla markaana ay ka faa’iideystaan fursaddan.

20150617_203151_resized 20150617_203207_resized 20150617_203214_resized 20150617_203234_resized 20150617_203243_resized 20150617_203249_resized 20150617_203254_resized 20150617_203300_resized 20150617_203307_resized

Previous Post

Daawo sawirada dhoolatuskii Booliska ee maanta

Next Post

Dowladda FS, Q,M, Midowga Yurub iyo deeq bixiyeyaasha caalamka oo daahfurey Barnaamijyo cusub oo lagu Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliya

Next Post
Dowladda FS, Q,M, Midowga Yurub iyo deeq bixiyeyaasha caalamka oo daahfurey Barnaamijyo cusub oo lagu Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliya

Dowladda FS, Q,M, Midowga Yurub iyo deeq bixiyeyaasha caalamka oo daahfurey Barnaamijyo cusub oo lagu Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In