Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda South Africa oo si kulul u cambaareeysay weerarki argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda South Africa oo si kulul u cambaareeysay weerarki argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Dowladda K/Afrika,ayaa ugu horeyntii tacsi loogu diray Madaxda iyo Shacabka Soomaaliya  dadkii ku geeriyooday weerarkaasi iyo sidoo kale kuwii ku dhaawacmay.

‘Anigoo ku hadlaaya magaca Dowladda iyo Shacabka South Africa waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu gudbinayaa Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud,Dowladda Federalka iyo Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii kuwii ku geeriyooday,waxaana rajeynayaa in kuwii ku dhaawacmay ay dhaawacaasi kasoo kabtaan”ayaa lagu yiri qoraalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale,qoraalkaasi ayaa lagu sheegay in Dowladda K/Afrika ay si adag u garab taagantahay Midowga Afrika iyo beesha Caalamka waxaana lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee K/Afrika in aan la aqbali karin weerarada micno daradda ah ee ay kooxda arxan laawayaasha Ugus ay ku qaadayaan Shacabka aan waxba galabsan.

War Saxafaadeedka ayaa lagu soo gabagabeeyay in Dowladda K/Afrika ka go’antahay taageeridda Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kaabayasha dhaqaaalaha, taasoo loo maraya mashaariicda awoodda,dhisidda  Hay”addaha ,waxaana ugu dambeyntii loogu baaqaya kooxaha iyo shakhsiyaadka qaska  ka wada Soomaaliya inay ka waantoobaan kuna soo biiraan geeddi socodka nabadda iyo horumarka Dalka.

Q.M ayaa sidoo kale waxey cambaareysay weerarkaas ay Shabaab ku qaadeen   Shacabka aan wax galabsan ee ku sugnaa xeebta liido.

Previous Post

Guddoomiyaha Jawari Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee xalay ka dhacay Liido

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee xalay ka dhacay Liido

Madaxweynaha Galmudug oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee xalay ka dhacay Liido

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In