Sunday, May 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalka Ciraaq “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalka Ciraaq “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahana Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxmed Xussen Muungaab ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaarada arimaha Dibadda Dalka Ciraaq iyo safriirka Somaliya ee Dlkaasi.

Gudoomiyaha iyo wafdiga aya waxaa ay kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka Magaalooyinka muqdisho iyo Baqdaad iyo sidii dowlada Ciraaq ay kaga qayb qaadan lahaayeen dib udhiska xooga leh ee ka soconaya Magaalada Muqdisho.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026
Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

May 23, 2026

Wafdiga ayaa waxa ay uga Mahad celiyeen gudoomiyaha Gobolka sida quruxda badan ee xushmada ku dheehantahay oo uu ugu soo dhaweeyay Xafiiskiisa waxaana ay Gudoonsiiyeen Hadiyad qaali ah oo ay ka kaneen Dalka Ciraaq.

11012827_1560040794234674_3067977549434998699_n 10986696_1560040970901323_7674058144045815073_n 10986953_1560040717568015_6970610014642715229_o 10987626_1560040820901338_5490627788401088790_n 10991395_1560040710901349_8808163755209672780_n 10991395_1560040840901336_3346530985927870608_n 10991404_1560040747568012_3111056845491135557_n 11006366_1560040754234678_8425151879196742005_n 11009956_1560040807568006_113387651633548630_n

Previous Post

Madaxweyne Xasan oo la kulmey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia

Next Post

Daawo Sawirada Waax Ka Mid Ah Warta Nabadda Iyo Hoolka Shirarka Dharkeynley Oo Xariga Laga Jaray

Next Post
Daawo Sawirada Waax Ka Mid Ah Warta Nabadda Iyo Hoolka Shirarka Dharkeynley Oo Xariga Laga Jaray

Daawo Sawirada Waax Ka Mid Ah Warta Nabadda Iyo Hoolka Shirarka Dharkeynley Oo Xariga Laga Jaray

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka ee gobolka Banaadir

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka ee gobolka Banaadir

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo wafdi heer Federaal ah oo gaaray degmada Diinsoor

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo wafdi heer Federaal ah oo gaaray degmada Diinsoor

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO(DIINSOOR):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In