Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Elman oo ku guuleysatay Horyaalka Xidigaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Elman oo ku guuleysatay Horyaalka Xidigaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka banaadir waxaa lagu soo gaba gabeeyay tartanka Horyaalka Xidigaha oo Markii ugu horeysay lagu qabtay gudaha dalka waxaana nasiibka uu siiyay in ay ku guuleysato kooxda Elman oo tariikh ku dhigtay kooxihii ka qayb galay tartanka.
Taranka ayaa waxaa ka qayb galay lixdii kooxod ee ugu sareyay horyaalkii 2017-2018 oo ay ku guuleysatay kooxda Kubada Cagta Dekadda Banaadir oo kaalinta labaad kaga dhameysatay tartanka iyo kooxda Kubada cagta Heegan oo kaalinta sadexaad kaga dhameysatay Horseed Elman iyo Jenyo oo kaalimaha afaraad Shanaad iyo Lixaad ku dhameystay.
Tartanka ayaa ahaa mid kooxaha ay is wada arkeen dhibco lagu qaadayay hase yeeshe kooxihii ugu dhibcaha badnaa horyaalkii la soo dhaafay ayaa ku guuldareystay in ku guuleystaan tartanka sida Dekadda iyo Baaadir oo labadii sano ee la soo dhaafay kaalimaha kowaad iyo labaad ku dhameystay.
Macalinka Taree oo dhowaan la wareegay shaqada kooxda Elman ayaa u suurta geliyay in kooxda Elman ay ku guuleysato koobka Horyaalka Xidigaha oo Markii Ugu horeysay gudaha dalka lagu qabtay waxaana la gudoonsiiyay Koobk qurux badan oo ay la socoto shan kun oo doolarka Mareykanka ah.
Elman waxay rikoor liidata ka haysatay lixda afar ka mid ah kooxaha tartanka kala qayb galay hase yeeshe markaan waxay tartanka ka muujisay iney tahay koox weyn oo ka mid ah kooxaha ugu koobabka badan gudaha dalka.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023
Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku wajahan dalka Jabuuti

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo abaalmarino guddoonsiiyay fanaaniin guuleystay

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo abaalmarino guddoonsiiyay fanaaniin guuleystay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo abaalmarino guddoonsiiyay fanaaniin guuleystay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In