Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Erdogan iyo Trump oo ka Wada Hadlay Dagaalka Corona iyo Sidii Laysaga Kaashan Lahaa Kobcinta Dhaqaalaha.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Erdogan iyo Trump oo ka Wada Hadlay Dagaalka Corona iyo Sidii Laysaga Kaashan Lahaa Kobcinta Dhaqaalaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakaaladda Wararka Turkiga iyadoo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay aqalka cad ee Maraykanka waxay sheegtay in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu khadka telfoonka kala hadlay dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan isla markaana ay isla soo qaadeen qaababka ay labada dal isaga kaashan karaan la dagaallanka iyo soo afjaridda cudurka dunida saameeyey ee Corona Virus.

Kulankooda dhinaca telfoonka oo qaatay mudo dheer waxay sidoo kale kaga wada hadleen in cudurkani uu hoos u dhac dhaqaale ku keenay dunida oo dhan isla markaana ay muhiim tahay inay ka wada shaqeeyaan tallaabooyin lagu soo noolaynayo dhaq-dhaqaaqyada dhaqaalaha adduunka gaar ahaan labada dale e Maraykanka iyo Turkiga.

Related posts

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026

Bayaanka kasoo baxay aqalka cad ee Maraykanka waxaa lagu tilmaamay in Erdogan iyo Trump ay sidoo kale ku balameen in lasii xoojiyo xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal, sidoo kale waxay ka hadleen dhowr arrimood oo ku saabsan xaaladaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah kuwaas oo aan lagu sheegin bayaanka.

Labada Madaxweyne waxay sidoo kale ku heshiiyeen in ay joogteeyaan xiriirka dhinaca taleefanka inta ay taagan yihiin xaaladaha adag ee dunida kusoo kordhay iyo sidii looga hor tagi lahaa khatarta iyo masiibada ka dhalatay cudurka Corona Virus.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Furitaanka kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka DFS oo dib loo dhigay.

Next Post
Furitaanka kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka DFS oo dib loo dhigay.

Furitaanka kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka DFS oo dib loo dhigay.

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo laga fuliyay Bakool

WAR-SAXAAFADEED: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka oo howlgalo duqeyn ah fuliyey.

April 6, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta fuliyay hawlgallo duqeymo ah oo ka dhacay deegaanka Gasarta, oo u...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

April 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

April 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In