Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Erdogan oo dajiyay aragtida Turkiga ee 100-ka sano ee soo socda

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Erdogan oo dajiyay aragtida Turkiga ee 100-ka sano ee soo socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa galinkii danbe ee shalay shaaca ka qaaday aragtida xisbiga talada haya ee Cadaaladda iyo Horumarka ee ku aaddan yoolalka Jamhuuriyadda Turkiga ee Qarniga cusub.

Arrintan ayuu Erdogan kaga dhawaaqay intii uu socday shir lagu qabtay magaalada Ankara ee caasimadda dalkaasi, waxuuna Erdogan Carrabka ku adkeeyay in mid ka mid ah yoolalka ugu horreeya ee hiigsiga dalkiisa ee qarniga soo socda uu yahay in dalka laga hirgaliyo dastuur cusub oo ku yimaado rabitaanka Shacabka Turkiga.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026

Waxaanu intaa ku daray “ Waxaan kor u qaadi doonaa hamiga dhalinyaradeena, inagoo xoogga saari doonna dhinacyada xorriyadda, Ganacsiga iyo Waxbarashada, Teknoolajiyada, Fanka, Ciyaaraha iyo dhamaan adeegyada Bulshada, himiladeena waxaa ka mid ah in waddankeena uu ka mid noqdo 10-ka dal ee ugu horeeya Caalamka, iyadoo laga fiirinaayo dhinacyada Siyaasadda, Dhaqaalaha, Tignoolajiyada, horumarinta Ciidamada iyo Diblomaasiyadda.

Erdogan waxuu Carrabka ku adkeeyay in qarniga soo socda uu Turkiga u noqon doono qarnigii Nabadda, isla markaana uu ka shaqeeyn doona sidii loo heli lahaa xasiloonida gobolka.

Madaxweynaha Turkiga ayaa dejiyay hannaan Ganacsiga dibadda ee Turkiga lagu gaarsiinayo hal trilliyon oo dollar, iyo sidii daqliga dalxiiska dalka looga soo xareyn lahaa 100 bilyan oo doolar.

Previous Post

Soomaaliya oo la wareegtay Shir gudoonka Ururka DLCO-EA

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Buulaburde

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Buulaburde

Wasiirka arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Buulaburde

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In