Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayqa maanta kulan muhiim ah la qaatay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debadda Finland, Mr Jukka Pajrarinen iyo madaxda Safaaradda Finland ee Soomaaliya kuwaas oo ay ka wada hadleen dib u billaabidda Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

“Waxaan uga mahadceliyay doorka dowladda Finland ay ka qaadatay Dowladd dhiska Soomaaliya, waxaana warbixin ka siiyay sida ay nooga go’an tahay ka guul gaarista wadahadallada Somaliland iyo in Dowladdeenu ay diyaar u tahay wax kasta oo looga gun-gaarayo  Arrimaha Somaliland”. Ayuu yiri Mudane Cabdikariim.

Related posts

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026

Dhankiisa Mr Jukka Pajrarinen ayaa muujisay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay Soomaaliya kaga caawiyaan dedaallada lagu xoojinayo midnimada Ummadda Soomaaliyeed, sidoo kalena ay gacan ka geysan doonaan ka mirra-dhallinta Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland

Previous Post

Agaasime Ku-xigeenka SoDMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay hay’adda UNICEF 

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda WFP “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda WFP “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda WFP "SAWIRRO"

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In