Sunday, May 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xuska sanadguurada 55aad ee gobollada Waqooyi, waxa ay ahayd markii ugu horeysay oo xuskii ugu balaarnaa ee sida weyn looga xuso gobollada Koonfureed, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaali Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ka jeediyay munaasabadaasi khudbad aad u dheer oo xiiso gelisay dhamaan dadkii ka qeyb galay.

26-ka bisha lixaad ee sanadkasta waxa uu shacabka Soomaaliyeed u dabaal degaa, maalmihiisa qaaliga ahaa ee todobaadka xoriyadda, dhab ahaantii Walaalaha Hargeysa waxa ay nasiib u yeesheen inay noqdaan shacabkii Soomaaliyeed ee ugu horeeyay ee qaata ama ka xoroobo gumeysigii Ingiriiska, iyadoo gobollada Koonfureed ay Talyaaniga ka xoroobeen 1-dii Luul 1960-kii, waxaa xigtay in isla taariikhdaasi ay midoobaan Waqooyi iyo Koonfur, waxaa la filaayay misna waxaa la filayay Walaalaha Jabuuti oo 27-kii ee sanadkii 1977-kii xornimada ka qaatay gumeystihii Faransiiska, waxa ay noqdeen dowlad Madax banaan, oo ma aysan ka mid noqon midowgii Soomaaliya, inkasta oo saddex dowladood oo Soomaaliyeed ay ka xoroobeen Gumeystayaashii Faransiiska, Ingiriiska iyo Talyaaniga.

Related posts

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026

Waxaa xusid mudan 1960-kii Markii ay Midoobeen Soomaaliya iyo Somaliland, bilo kaddib waxaa afgambi isku dayay saraakiil ka tirsaneyd ciidamadii dowladda, kuwaasi oo doonayay inay ka go’aan koonfur inteeda kale, waxaana durbadiiba fashiliyay saraakiil kale oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasbadii lagu xusayay 55-guuradii ka soo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, waxa uu ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay taariikhdaasi dheer, ayuu ku sheegay in halgan dheer ay u soo mareen, hase ahaatee Walaalihii shalay midoobay, ay maanta kala maqanyihiin oo ay kala irdhoobeen, lakiin taasi waxa ay ahayd in si dhab ah looga wada hadlo labada dhinac, inkasta oo la isku dayay in dhowr jeer shirar arrimaahi la xiriirta lagu qabtay dibadda, oo aysan ka soo bixin natiijo fiican, shacabka Soomaaliyeed waxa uu aad u quudareynayaa Walalaha Waqooyi, inkasta oo arrinta la siyaasadeeyay laakiin caqligii shalay keenay in la midoobay, iyo kii keenay in laka tego markii lakala jaray, waxaa weyn kii shalay horseeday in la midoobo.

24 sano kahor waxa ay Soomaaliya ahayd dowlad xoogan oo aan lagu soo deg degi Karin, waxaa tusaale cod u ahayd, dagaalkii 77 ee u dhexeeyay Ethiopia iyo Soomaaliya, hase ahaatee midnimada wax la gaari karo ma ahan, laakiin

Si kastaba ha isu rog rogto sheekadu Soomaaliya kala ma maaranto, waxaana hadda socda wadahadadalo u dhexeeya Koonfur iyo Waqooyi, waxaana la rajeynayaa in sanad guurada 56aad ay noqon doonto sanadkii labaad ee Midowgii Soomaaliya, waayo Soomaliya kala ma maaranto, laakiin cidna ma iloobin, Sareeyo ma nusqaamoo aan siduu yahay eegee, kana siib kana saar.

W/D Ciise Faarax

Previous Post

Musharax Mideeye oo kulamo la leh Xildhibaannada cusub

Next Post

Madaxweynaha India oo shacabka Soomaaliyeed u hambalyeeyay

Next Post
Madaxweynaha India oo shacabka Soomaaliyeed u hambalyeeyay

Madaxweynaha India oo shacabka Soomaaliyeed u hambalyeeyay

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

Bayaan wadajir ah oo lagu cambaareynayo furitaanka sharci-darrada ah ee waxa loogu yeeray “Safaaradda Somaliland” ee Magaalada Qudus

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo war kasoo saartay cabashooyin ka yimi safarrada dalka Masar

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In