Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo hay’adaha sama falka ka codsatay in lataageero dadka ay saameeyeen abaaraha

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo hay’adaha sama falka ka codsatay in lataageero dadka ay saameeyeen abaaraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026

Maamulka  Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa  sheegay  in  la gaaray   xiliggii  loo istaagi lahaa bad baadinta  nafta  bini aadamka marka loo eego halka ay marayaan abaaraha ka jira deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta  dhaqanka  iyo dalxiiska  Galmudug Axmed  shire Falagle oo  la hadlay warbaahinta qaranka xilli  u dib  ugu  soo laabtay  Gaalkacyo  kadib  kormeer  xog  aruurinta  ah ayaa sheegay in dhibaatooyin xagga nolosha ah ay ka jiraan deegaano   dhaca  galbeedka  gobalka Mudug .

Wasiirka ayaa sheegay in Hay’addaha  gar  gaarka  qaarkood  ay iyaguna  wadaan kormeero  ay  ku  sameeynayaan  deegaanada  gobalka  qaarkood kuwaas  oo u baahan  wax qabad dhab ah.

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta  dhaqanka  iyo dalxiiska  Galmudug Axmed  Shire Falagle waxa uu soo jeediyay  in  hay’addaha ay ka  shaqeeyaan  howlaha samafalka ee loogu adeegayo dadka ay saameeyeen abaaraha.

Previous Post

Doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Beri dhaceysa

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In