Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo la casriyaynayo +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo la casriyaynayo +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daah furka dhismaha xayndaabka garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareb ayaa waxaa ka soo qaybgalay madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, wasiiro, xildhibaano, maamulka Dhuusamareb iyo howlwadeenada garoonka Ugaas Nuur ee Dhuusamareb.

Mudane C/risaaq Maxamed Maxamuud, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug ayaa ka warbixiyey faa’iidada mashruucaan u lee yahay garoonka diyaaradaha Dhuusamareb waxa uuna xusay inay jiraan howla kale oo la qorshaynayo in garoonka diyaaradaha laga qabto.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Galmudug ku amaanay dadaalka ay galinayso dhismaha iyo hagaajinta garoomaha galmudug waxa uuna sheegay qayb ay ka qaadanayso kobaca dhaqaalaha dalka in la casriyeeyo garoomada.

Garoonka Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareb ayaa ka mid ah garoomada qadiimiga ah mudana la soo is ticmaalayey waxaana si maalinle ah uga daga diyaaradaha rakaabka ah iyo kuwa hay’adaha.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo la kulantay Danjiraha Finland ee Soomaaliya

Next Post

Maxkamadda ciidamada oo dhageysanaysa dacwad loo heysto dad ajnabi ah oo Al-Shabaabnimo lagu soo eedeeyay

Next Post
Maxkamadda ciidamada oo dhageysanaysa dacwad loo heysto dad ajnabi ah oo Al-Shabaabnimo lagu soo eedeeyay

Maxkamadda ciidamada oo dhageysanaysa dacwad loo heysto dad ajnabi ah oo Al-Shabaabnimo lagu soo eedeeyay

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In