Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Heshiiska DP World “DHAGEYSO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Guddoonka golaha shacabka oo mooshin badeecooyinka ku saabsan loo gudbiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan sida Radio Muqdisho u sheegay Xoghaayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi Buux.

Kulanka maanta ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka waxay kaga doodi doonaan heshiiska Hay’adda DP World ee Dekadda Barbara, iyo xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Related posts

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026

Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in sharci daro uu yahay heshiiska hay’adda DP World ee Dekadda magaalada Barbara.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo dhowaynayso hay’ad iyo dowlad kasta oo doonaysa inay maal gashato Soomaaliya laakiin loo baahanyahay in loo soo maro wado sharci.

Halkaan ka dhageyso Wareysi aan la yeelanaya Xoghaayaha Guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi Buux

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/Cabdikariin-Xaaji-Cabdi-Buux.mp3
Previous Post

Dhageyso Afhayeenka Gobolka Banaadir oo ka warbixiyey Kormeer ay Xalay Sameeyeen Gudoonka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Amniga.

Next Post

Guddoomiye Yariisoow iyo Taliyayaasha Ciidamada Amniga oo kormeer ku tagay qaar kamid ah Isgoosyada Muqdisho.

Next Post
Guddoomiye Yariisoow iyo Taliyayaasha Ciidamada Amniga oo kormeer ku tagay qaar kamid ah Isgoosyada Muqdisho.

Guddoomiye Yariisoow iyo Taliyayaasha Ciidamada Amniga oo kormeer ku tagay qaar kamid ah Isgoosyada Muqdisho.

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In