Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu Shirkadaha Soomaaliyeed Ogeysiinayaa tartanka Qandaraasyada soo Iibinta Agab Xafiiseed.
Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,oo gudanayo waajibaadkiisa shaqo, waxaa uu ku wargelinayaa dhamaan Shirkadaha Soomaaliyeed, oo daneynaya ka qeybgalka Tartanka Qandaraasyada soo iibinta Agab iyo Alaabaha Xafiisyada in ay soo gudbiyaan Codsiyadooda la xariira adeegadaan hoos:
Halkan ka eeg lifaaqa hoose