Tuesday, October 28, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday Amniga Dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday Amniga Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo manta isugu yimid ku lonkoodii caadiga ahaa ayaa ka dooday xakameynta walxaha laga sameeyo qaraxyada, iyo daba-gelida hantida qaranka, waxaana kulan ka Shir gudoominayay Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac ‘’Ilka-Jiir’’.

Waxyaabaha laga sameeyo qaraxyada oo ay kamid yihiin Bacrinta, Kaysinka (ceelasha) iyo waxyaabaha kale ee la xiriira ayeey golaha go’aan ku gaareen in ay kontaroolaan Wasaaradaha shaqada kuleh fasax la’aantoodna aan dalka la keeni Karin si looga hortago in waxyaabahaasi loo adeegsado in qaraxyo lagu sameeyo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiayay kulanka aan caadiga ahayn ee guddiga joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiayay kulanka aan caadiga ahayn ee guddiga joogtada ah

October 28, 2025
Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

October 28, 2025

Wasiirka cadaaladda ahna gudoomiyaha gudiga badbaadinta hantida qaranka ayaa Golaha u soo gudbiyay digreeto lagu keenayo hantida ay lahaanjireen wasaardaha iyo hey’adaha dowladda ee dowladii dhexe si ay u fududaato daba-gelida hantida qaranka iyo in la hubiyo in si sharci ah loo isticmaalo.

Ugu dambeyntii golaha Wasiirada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyay ciidamada amniga ee difaacay weeraradii isku dayga ahaa ee kooxaha argagixisadu ku fashilmeen.

Previous Post

Kulunka dowladaha hoose ee maamul goboleedyada oo ka furmay Baydhabo-(Sawirro)

Next Post

Daawo Sawirrada: Taliyayaasha XDS iyo AMISOM oo ka shiray Howlgal kadhan ah Al-Shabaab

Next Post
Daawo Sawirrada: Taliyayaasha XDS iyo AMISOM oo ka shiray Howlgal kadhan ah Al-Shabaab

Daawo Sawirrada: Taliyayaasha XDS iyo AMISOM oo ka shiray Howlgal kadhan ah Al-Shabaab

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiayay kulanka aan caadiga ahayn ee guddiga joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiayay kulanka aan caadiga ahayn ee guddiga joogtada ah

October 28, 2025
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad...

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

October 28, 2025
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta guddoomiyay shirka Amniga oo lagu gorfeeyay...

C/casiis Golfyare oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Qaranka

C/casiis Golfyare oo loo magacaabay Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Qaranka

October 27, 2025
0

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS, Mudane Cabdixakiin Maxamed Yuusuf ayaa u magacaabay Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Golfyare), Agaasimaha Waaxda Warfaafinta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Saalim Caliyow u magacaabay Wasiirka shaqada

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Saalim Caliyow u magacaabay Wasiirka shaqada

October 27, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In