Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Goobo Ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali ayaa Lagu Boobay Magaalada Cape Town

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka South Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaan baxyo rabashado wata oo ay dhigayaan shacab south africaan ah oo careysan ayaa waxaa ay ka dhacayaan deegaanka lagu magacaabo Dunoon ee hoos yimaada magaalada Cape town ee dalka South arica.

 Banaan baxayaaasha ayaa la sheegay in ay ka cabayaan guryo la,aan  iyo waliba adeeg yo kale oo ay u baahan yihiin waxaana la sheegay in dowlada hoose ee magaalada cape town codsi ay u dirsadeen ay ka waayeen wax jawaab ah ayada oo cabashadooda ay soo jiitameysay labadii bil ay ugu dambeysay.

Maalin nimadii axada ayaa banaan baxayaasha waxaa ay ku dhaqaaqeen boob loo geystay goobaha ganacsiga oo ay leeyihiin dadka ganacsatada Soomaalida ee ku nool xaafadaasi  ayadoo ay cagta mariyeen in ka badan ilaa 20 dukaan sida uu warbaahinta qaranka u sheegay Axmed aadan xasan oo ka mid ah dhalinyarada soomaalida ee halkaasi ku nool.

Related posts

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026

“Dukaamada la Boobay waxaa ay Gaarayaan ilaa 23 ilaa 25 Dukaan wax yar ayaa ka badbaaday waxaa naga sii daran ajaanibta kale ee la boobay ayagana soomaalida la boobay waxaa ay isaga baxeen hada walina xaalada waa kacsan tahay”

Mid ka mid ah madaxda community xaafada dunoon oo lagu magacaabo Lubabalo Makaleni ayaa warbaahinta u sheegay in boobkaan loo geysanayo dadka ajaanibta uusan aheyn mid la xariira naceyb loo qabo dadka qaxootiga ah balse kooxo burcad ah oo kusoo dhax dhuuntay banaan baxayaasha ay geysanayaan falalka noocaani ah.

Ciidamo fara badan ayaa la geeyay goobaha ay ka dhacayaan rabashadaha waxaana ilaa iminka kacsan xaalada deegaanka Dunoon ayada oo inta badan ganacsatada ee ka badbaaday boobka deegaankaasi ka dhacay ay isaga soo baxeen.

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay baarayaan falkii AMISOM ay ku dishay dad rayid ah

Next Post

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo la qorsheynayo in laga bilaabo deegaannada maamulka Koonfur galbeed

Next Post
Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay Degmada Dhuusamareeb

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo la qorsheynayo in laga bilaabo deegaannada maamulka Koonfur galbeed

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In