Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Waxbarshada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Waxbarshada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, Warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare,ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqadir.

Kulanka oo ku saabsanaa su’aalo waydiin howlaha Wasaaradda Waxbarashada, ayaa lagu lafa guray Tayada waxbarashada Dalka, mashaariicda waxbarashada, tirada iskuulada Wasaaradda waxbarashadu maamusho, macalimiinta la qaadanayo iyo hannaanka loo wadaago deeqaha waxbarasho ee dalka soogala.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026

Guddoomiyaha Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare Senator Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle oo kulanka shir guddoomiyay ayaa wasiirka iyo xubnaha la socday uga mahad celiyay sida togan oo ay uga warbixiyeen xogtii laga waydiiyay howlaha Wasaaradda Waxbarashada.

Previous Post

Puntland oo arrinsatay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadkii kasoo barakacay Laascaanood

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo QM kala hadlay xal u helidda Barakacayaasha 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo QM kala hadlay xal u helidda Barakacayaasha 

Ra'iisul Wasaare Xamse oo QM kala hadlay xal u helidda Barakacayaasha 

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil  - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In