Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Hirshabeelle oo kulamo la qaatay Hay’addaha Samafalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Hirshabeelle oo kulamo la qaatay Hay’addaha Samafalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Hay’adaha Samafalka ee ku sugan Magalaada Beledweyne.

Kulanka Guddiga Fatahaadaha iyo Hay’adaha Samafalka waxaa sidoo kale Aaladda fogaan aragga kala soo qeybgalay Hay’adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Samafalka iyo arrimaha eini’aadannimada, iyagoo ka arrinsaday xaaladda fatahaaadaha ee ka jirta Magaalada Beledweyne iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeyeen Fatahaada Wabiga Shabeelle.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Guddiga Gurmadka Fatahaadaha ayaa tilmaamay in xaalad beni’aadannimo oo daran ay ka jirto Magaalada Beledweyne waxa ayna sheegeen in loo baahan yahay gurmad Qaran si loo samatabixiyo dadka guryahooda ka soo barakacay, iyadoo kulankaan uu goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidanka ilaalo Qaran ee kaqeybgalaya dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta “SAWIRRO

Next Post

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay Shirka heerka sare ee Golaha dhaqaalaha Qaranka    WAR-MURTIYEED

Next Post
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay Shirka heerka sare ee Golaha dhaqaalaha Qaranka    WAR-MURTIYEED

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay Shirka heerka sare ee Golaha dhaqaalaha Qaranka    WAR-MURTIYEED

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In