Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gurmadka Qaran ee Qaraxii soobe 2 oo Xoojiyay Taageerada Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaartay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 months ago
in Wararka
0
Guddiga Gurmadka Qaran ee Qaraxii soobe 2 oo Xoojiyay Taageerada Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaartay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa kasoo wareegtay saddex sano tan iyo qaraxii naxdinta lahaa ee 29-ka Oktoobar ee Soobe 2. Guddigii Qaran ee Gurmadka ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), iyagoo isla gartay in la sii xoojiyo taageerada dadka waxyeeladu ka soo gaartay.

Qaraxaasi waxaa lala beegsaday dad shacab ah oo ku sugnaa isgooska Soobe iyo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, halkaasoo shacab badan oo aan waxba galabsan lagu bartilmaameedsaday.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026

Guddigu waxay go’aansadeen in si gaar ah loo taageero agoonta iyo carruurta ay waalidiintooda ku geeriyoodeen qaraxa, si loo yareeyo dhibaatada iyo culeyska ka dhashay musiibada.

Guddigaan oo ka kooban Wasiiro, guddoomiyaha SoDMA, iyo masuuliyiin kale ayaa wada dadaal lagu garab istaagayo dadka ku waxyeeloobay qaraxii Soobe, iyagoo u istaagaya in gargaarka iyo taageerada ay gaaraan dadka ay dhibaatadu saameysay si degdeg ah oo waxtar leh.

Ugu dambeyn, Hay’adda SoDMA waxay ku boorineysaa bulshada iyo hay’adaha samafalka inay sii wadaan ka qaybqaadashada gurmadka, si loo hubiyo in taageerada la gaarsiiyo dadka ay dhibaatadu saameysay, lana xoojiyo dib-u-dhiska iyo adkeysiga bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Hay’addaha Qaxootiga Qaranka iyo UNHCR oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc taageero dhaqaale

Next Post

Maamulka Warbaahinta Qaranka oo abaal marino lacageed guddoonsiiyay guuleystayaasha tartan cilmiyeedka

Next Post
Maamulka Warbaahinta Qaranka oo abaal marino lacageed guddoonsiiyay guuleystayaasha tartan cilmiyeedka

Maamulka Warbaahinta Qaranka oo abaal marino lacageed guddoonsiiyay guuleystayaasha tartan cilmiyeedka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In