Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal mudane ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam, halka uu xoghayihii hore mudane, Cabdishakuur Daaโuud Maxamed u magacaabay xubin ka mid ah guddi hoosaadka hawlgalka doorashooyinka.













