Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga qaban qaabada banaan baxa Difaaca Gobanimada Soomaaliya oo kulan yeeshay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga qaban qaabada banaan baxa Difaaca Gobanimada Soomaaliya oo kulan yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare, ayaa shir gudoomiyay kulanka Guddiga qabanqaabada Banaan baxa Difaaca Gobonimada Dalka ka dib damacii Itoobiya ee doonista Baddeena.

Guddiga oo ay xubno ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha ahna ku simaha Wasiirka, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga oo looga arrinsanayay Banaan baxyo waa weyn oo ka dhici doono Guud ahaan dalka gaar ahaan Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka maalinta beri oo ay taariikhdu ku beegantahay 11 Jan 2024.

Related posts

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026

Inta uu shirku socday waxaa diirada lagu saarayay sidii looga tashan lahaa qaabka uu u dhacayo Banaanbaxa ay bulshada Soomaaliyeed dareenkooda ku cabiraan.

Ujeedka banaan baxan oo beri ka dhicidoona Caasimada, ayaa ah diidmada gardarada Dowlada Itoobiya ee Damaca Badda, oo heshiis is afgarad  xaaraan ah lagashay Maamulka Soomaaliland, kaasi oo ah damac baalmarsan Gobonimada iyo Midnimada dhuleed ee Jahmhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Qaraarada Gobolka iyo Qaanuunka Dowliga ah.

Banaan baxyadaan ayaa ka dhigan in ay Ummaddu ku cabirto shacuurtooda difaaca Qaranimada wuxuuna ahaan doonaa mid taariikhi ah.

Previous Post

Shaqaalaha Dowladda oo la faray inay ka qryb qaataan dibad baxa beri lagu madlanyahay

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM oo ka wada hadlay xaaladda Gobalka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM oo ka wada hadlay xaaladda Gobalka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM oo ka wada hadlay xaaladda Gobalka

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In