Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiyadda joogtada ah ee Golaha Aqalka sare JFS oo maanta kulan yeeshay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddiyadda joogtada ah ee Golaha Aqalka sare JFS oo maanta kulan yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiyadda Joogtada ee Aqalka Sare,  ayaa ka shiray Xiritaanka Kalfadhiga Labaad ee Golaha Aqalka iyo Safar Shaqo Xubno ka tirsan Golaha ku aadayaan Maamulka Hirshabeele iyo Qodobo kale.

Waxaa kullankooda Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee JFS, waxaana Habdhowraha Aqalka Sare Sanater C/kaafi  Macalin Xasan oo Warbaahinta qaranka la hadlay uu sheegay in muhiimaddu tahay in dhowaan soo xirmayo kalfadhiga Labaad Golaha Aqalka Sare.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

“Dhowaan waxaa soo xirmaya Kalfadhiga labaad ee Golaha Aqalka sare haddii alle idmo,  waxaa kale oo jira safar shaqo oo lagu tagayo Maamulka Hirshabeelle,  arrintaasna muhiim gaar ah ayey inoo leedahay”. ayuu yiri C/kaafi

Dhanka kale Guddiyada Joogtada ee Aqalka Sare,  ayaa la kulmay Hey’adda Gargaar iyo Gurmadka,  taas oo ka shaqeysa Carruurta Agoonta ah iyo Daryeelkooda,  waxaana Guddiga ay siisay Warbixin ku saabsan waxyaabaha ay diiraada Saaraan.

C.qaadir Abtdoon waa Madaxa Hey’adan Wareysi uu siiyey Warbaahinta Qaranka ayuu ku sheegay in muhiimadoodu tahay siddii  Nolosha agoonta loo-kafaalo qaadi lahaa..

Senatarada Aqalka Xubno Badan oo kamida ah,  ayaa kafaalo qaaday Nolasha Caruur agoon ah,  kuwaas oo loogu geeyey Xarunta Aqalka Sare.

Sanatar Abshir Xaashi ayaana kamida oo kafaalo qaaday C.xamiid Axmed Maxamed oo Shansano jir ah.

“Waxaan dareemi karaa dhibaatada ay agoontu leedahay aniga oo lix sano jir ah ayaa aabahey dhintay runtii taasna waxaa fahmi kara qofksta,  waxaan Ummadda Soomaaliyeed ka codsanayaa inay agoonta garab siiyaan”. ayuu yiri Sanatar Abshir

Sidoo kale Guddoomiye ku xiggeenka Golaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed,  ayaa isna sidoo kale kafaalo qaaday labo gabdhood oo agoon ah.

Previous Post

Wasaaradda Maaliyada oo qaadeysa Canshuurta loo yaqaano Wado Marista+Sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo farriin u dirtay Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee dalka ku yaalla

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Dowladda Soomaaliya oo farriin u dirtay Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee dalka ku yaalla

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In