Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo tababar u soo xiray saraakiil ciidan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarka maanta lagu soo geba gabeeyay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle,ayaa muddo lix maalmood ah uga socday saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee ciidamada qalabka sida,oo tiradoodu gaareyso 20 xubnood.

Tabarkaani ayaa waxaa iska kaashaday Wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle,iyo Talisyada booliska heer Federal iyo heer  Dowlad Goboleed.

Related posts

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026

Ujeedka tababarka ayaa ahaa in aqoontooda ku saabsan dhanka amniga kor loogu qaado maadaama Hirshabeelle lagu qabanayo doorada Golaha Shacabka.

Ugu horeeyn waxaa goobta ka hadlay Taliyaha ciidanka Booliska Hirshabeele Gaashaanle Sare Xasan Dhicisow Xasan,iyo Sareeyo Guuto,Axmed Cali Aybakar,oo,ah xogeynta doorashooyinka amniga Qaranka,  kuwaasi oo sheegay in saraakiisha la baray hannaanka sugidda amniga goobaha doorashooyinka, loogana baahanyahay inay gutaan waajibaadka loo igmaday.

Wasiirka arrimaha Gudaha ee dowlad gobaleedka Hirshabeele Maxamed Cali Caadle ayaa raja wanaagsan ka muujiyay waxyaabihi ay barteen saraakiisha in ay bulshada ugu shaqeeyaan xilliga doorashada.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeele Dr  Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed oo soo xiray tabarka ayaa kula dar daarmay saraakiisha nasiibka u yeelatay in tababarka loo soo xiro ay waxyaabaha la baray ugu adeegaan bulshadooda, ayna ka hortagaan waxkasta oo keeni kara Nabadgelyo darro.

Ugu danbeeyn waxaa shahaado sharaf la guddoonsiiyay ka qaybgalayaashii aqoon kororsigii ku saabsanaa hawlaha amniga doorashooyinka ka faa’iideystay.

Previous Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo gaaray Jabuuti

Next Post

Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socday Sweden oo booqasho sharafeed ugu tegay Ra’iisul Wasaare Rooble “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socday Sweden oo booqasho sharafeed ugu tegay Ra’iisul Wasaare Rooble “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socday Sweden oo booqasho sharafeed ugu tegay Ra’iisul Wasaare Rooble “SAWIRRO”

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Kilya dhaqista iyo Bandhigga dhiigga Qaranka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Kilya dhaqista iyo Bandhigga dhiigga Qaranka

February 17, 2026
0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Qaran...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan

February 17, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In