Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda oo ku deeqday 50 booyadood oo biyo ah

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda oo ku deeqday 50 booyadood oo biyo ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda ee gobalka Banaadir  ayaa sheegtay maanta in konton booyadood oo biyo ah ay ugu deeqday dadka ay abaaruhu  saameeyeen ee ku dhibaateeysan deegaanada gobalka Mudug kadib kulan maanta ay la qaadatay Odayaasha dhaqanka gobalka Mudug sidoo kalana ay ka qeyb galeen xubno katirsangolaha wasiirada Galmudug iyo Mas’uuliyiinta maamulka degmada Gaalkacyo.

Saynab Maxamuud Warsame ayaana  kulanka  kasheegtay gurmadka iyadoona ka codsatay Odayaasha dhaqanka  iyo Mas’uuliyiintii kulanka ka qeyb gashay in biyo dhaaminta deg deg ah loo bilaabo iyadoona ka tacsiyeysay  geeridii xanuunka  badneyd ee ay  arxan laawayaasha ku  dileen Allaha u naxariistee Cabdicasiis Maxamuud Guulleed Afrika oo ay  xustay inuu ahaa  tiir ka baxay Qaranka.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

Xubnihii  dhaqanka ee kulanka ka qeyb galay ayaa iyaguna dhankooda ka duceeyay deeqda biyodhaaminta ah.

Ugu danbeyna maayar ku xigeenka degmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi iyo wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa kulanka soo xiray.

Previous Post

Wasiir Dubbe” Geerida Afrika waxay ahayd mid aad ii taabatay,”

Next Post

Haween dhameeyay barashada harqaanka oo Dhuusamareeb loogu soo gaba gabeeyay

Next Post
Haween dhameeyay barashada harqaanka oo Dhuusamareeb loogu soo gaba gabeeyay

Haween dhameeyay barashada harqaanka oo Dhuusamareeb loogu soo gaba gabeeyay

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In