Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere, si uu ugu kuuragalo adeegyada kala duwan oo ay xaruntaasi siiso gabadha Agoonta ah iyo daryeelkooda.

Duqa Muqdisho, ayaa mid mid u kormeeray qeybaha ay xaruntan ka kooban tahay isagoo la kulmay ardayda Agoonta ah oo xiligaasi kujiray xiisadahooda waxbarasho, waxa uuna ku dhiiragaliyay in ay ku da’daalan waxbarashada si ay u noqdaan kuwa waxtara mustaqbal kooda iyo dalkooda.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Nuurto Maxamed Cadow, oo ah maamulaha xarunta gabadha Agoonta Boondheere ayaa warbixin kooban siisay guddoomiyaha gobolka Banaadir, taas oo la xariirtay xaalada caruurta agoonta ah, daryeekooda iyo baahiyaha taagan.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) ayaa sidoo kale booqday xarunta Maama Ugaaso ee Degmada Wadajir oo ah goob lagu daryeelo caruurta ah Darbijiifta.

Guddoomiye Madaale, ayaa ku bogaadiyay Siraad Maxamed Nuur oo ah milkiilaha xarunta maama Ugaaso sida isxilqaanka leh oo ay ugu istaagtay daryeelka carruurta Soomaaliyeed ee dayacan, isagoo balan qaaday in maamulka gobolka Banaadir uu si gaar ah uga warqabi doono goobaha lagu daryeelo carruurta Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Masar oo cambaareysay duqeymahii Israa’iil ay maanta ku qaaday Qaza

Next Post
Masar oo cambaareysay duqeymahii Israa’iil ay maanta ku qaaday Qaza

Masar oo cambaareysay duqeymahii Israa’iil ay maanta ku qaaday Qaza

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In