Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho,guddommiye ku xigeenadda Arrimaha bulshada, amniga,maamulka iyo maalidda iyo agaasimayaasha maamulka gobolka ayaa maant kusoo dhaweeyay xarunta dowladda hoose ee Xamar ciyartooy ka timid Dalka dibadiisa
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahan duqa magaladda Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud iyo guddoomiye ku xigeenadda maamulka gobolka ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay ciyaartoydaan Aqalka dowladda hoose ee Xamar
Ciyaartoyda ayaa booqday xafiisyadda kala duwan ee maamulka gobolka Benaadir, waxaana mid mid ugu soo wareejiyay xafiisyadda guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshadda ee maamulka gobolka Benaadir Basma Caamir Jakeetti iyadoo sheegtay in ay ku faraxsanyihiin in maanta ay dhalinyaraddan ay soo booqdaan xarunta dowladda hoose ee Xamar, oo ah halka looga arrimiyo gobolka.